Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Jubbaland oo Kormeeray xarunta ay ku shaqeeyaan iskaashatooyinka Kalluumaysatada ee Kibboora

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeeray xarunta ay ku shaqeeyaan iskaashatooyinka Kaluumaysatada ee Xeebta Kibboora.

Ujeedada Kormeerka ayaa ahaa sidii dib uhabeyn loogu sameyn lahaa xarumaha ay ku shaqeeyaan kalluumeysatada kunool magaalada Kismaayo iyo sidii loo hormarin lahaa wax soo saarkoodo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here