Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Mac-hadka Tababarka macalimiinta Jubbaland ayaa munaasabad qalin Jabina Magalada kismaayo Ugu qabtay dafcadii afraad ee mac’hadka Kabaxday tan iyo Markii la aas aasay
munaasabadan ayaa waxa Kasoo qaybgalay wasiiru Dawlaha Wasaarada waxbarashada Jubbaland Agaasimaha waaxda tacliinta wasarada waxbaeashada maamulka Machadka iyo marti sharaf kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.