Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Tababar u soo xirtay gudiyada xalinta khilaafaadka qaar ka mid ah deegaanada hoos yimaada degmada Kismaayo

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo Wasaaradda Arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshisiinta dowlad goboledka Jubbaland ay u qabatay gudiyada xalinta khilaafaadka deegaanada Fuumo, Barkada Shariifada, Dalsan iyo Janaay Cabdalle ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here