Wiil iyo Aabihii oo kuwada shaqaysta xirfada birtumista oo ka warbixiyay qaabka ay u shaqaystaan

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xirfada Farsamada gacanta gaar ahaan biro tumista ayaa kamid ah xirfadaha soo jireenka ee ay ku shaqaytaan qaar kamida xirfadlayaasha Soomaaliyeed hase ahatee marka la jogo dalka, dadkani waxa ay faquuq kala kulmaan Bulshada dhexdeeda iyaga oo soo saara agab muhiim inoo ah.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here