Leandro Trossard Oo Isku Qoray Taariikhda Premier League.

0
129

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xiddiga Leandro Trossard ayaa Kooxdiisa Arsenal ka badbaadiyay guuldaro lama filaan ah oo ka soo gaadha kooxda chelsea.

Arsenal ayaa bar-baro la gashay kooxda chelsea kulan ka dhacay Stamford Bridge kana tirsanaa horyaalka premier League.

Xiddiga Leandro Trossard ayaa dhaliyay goolka bar-baraha daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta kadib markii uu badal ku soo galay ciyaarta.

Leandro Trossard ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee kooxda Arsenal gool u dhaliya 3-diisii iylan ee ugu horeeyay horyaalka premier League isaga oo badal ku soo galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here