Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland oo maanta kormeeray Maxkamada sare ee Jubbaland

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland mudane Cabdiweli Xuseen Jaamac oo uu wehelinayey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Cabdiqaadir Qaanuuni ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Maxkamadda sare ee Dowladda Jubbaland, Waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Saree e Dowladda Jubbaland Dr Cabdishakuur Maxamed Rashiid.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here