Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Dowladda Jubbaland oo maanta ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka sanadka 2024 ka

0
87
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudigga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Jubbaland oo maanta fadhi yeeshay Magaalada Kismayo ayaa waxaa ay anixiyeen Miisaaniyadda Sanadeedka Dowlada Goboleedka Jubbaland ee 2024.
Kulanka oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Jubbaland iyo mudanayaasha qeybta ka ah Guddiga Joogtada ee maanta ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2024-ka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here