Iskuulada bixiya Waxbarshada Online-ka ah oo kusoo badanaya magaalada Baladweyne.

0
90

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Hogaan oo kamid goobaha Waxbarashada ee ku yaala magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay qeyb lagu dhigo Waxbarashada Online ka ah.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here