Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Ilays ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo la aas aasay sanadkii 2017 kii ayaa waxaa wax ka barta in ka badan 400 oo arday ku waas oo qaarkood ay yihiin arday danyar iyo Agoomo ah.
Maamulaha iskuulka Ilaays Maxamed Cali Cabdi ayaa ka warbixiyay Marxaladihii kala duwanaa ee uu iskuulkaan soo maray tan iyo markii la aas aasay iyo fursadaha waxbarasho ee ay siiyeen ardayda danyarta ah.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.