Maamulaha Shirkadda Tayo dhowrka Jubbaland oo Ganacsatada ugu baaqay inay kala shaqeeyaan hubinta tayada badeecadaha ay iibiyaan

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulaha Shirkadda adeegga Tayo dhowrka Jubbaland  Maxamed Ahmed Nuur ayaa fariin udirey dhammaan Ganacsatada kunool deegaanada Jubbaland kaas oo ugu baaqey iney shirkada kala shaqeeyaan badeecadaha kala duwan ee ay iibiyaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here