Shirkada Joodariyada Baay iyo Bokool oo adeegyadeeda gaarsiisay deegaano hor leh

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Joodariyaasha Baay iyo Bakool waa shirkaddii ugu horeysay ee sameysa Joodariyaal ee laga hirgaliyo magaalada Baydhabo sanado ka hor kadib markii la ogaaday in baahiyo weyn loo qabo  Joodariyaasha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here