Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa shir gudoomiyay kulan u dhaxeeyay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo wakiillo ka socday Hay’adda QM u qaabilsan arimaha cuntada ee WFP.
Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.