Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddada laamiga ah ee Via Moscow

0
88
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka howlaha guud iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ayaa dhagax-dhigay waddada laamiga ah ee Via Moscow oo isku xirta Buundooyinka Degmada Xamar Jajab iyo Waaberi ee Magaalada Muqdisho.
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab iyo Guddoomiyaha degmada Waaberi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here