Ganacsiyada yaryar oo ku soo badanayo hareeraha Wadooyinka Kismaayo

0
217

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaaladda kismaayo ee maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ku soo badanaayo fursadaha Ganacsi ay la i manayaan dhalinyarada kuwaasi ay kaga shaqeysanayaan suuq yare ee  magaalada kismaayo.

Suuqa yaraha Kismaayo waa mid ka mid ah goobaha ugu mashquulka badan waxaa wadooyinka ku soo  badanaayo  dhalinyaro yar-yar ganacsiga wareego  oo  ku  shaqeeysta kuwaas oo ka soo bilaabay  heerka  ugu hooseeyo, ganacsiyadda yar-yar ayaa ah hal abuur noloshooda iyo qoyskodda  ku maareeyaaan dhalinyaradaani.

Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here