Wadayaasha Gaadiidka ee magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay dhismaha wajiga Koowaad wadooyinka laamiyada Cusub

0
158
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo aayaa waxaaa ka socoda dhisida lamiyada wadooyinka taas oo qeybta kowaad laga hirgaliyay magaalada waxana hada la filayaa in wajiga labaad ee  dhisida wadooyin cusub oo lama ah laga hirgalin doona qaaar ka mid ah wadoyinka ugu muhiimsan magaalada Kismaayo
Qaar ka mid ah  Wadayaasha Gaadiidka Degmada Kismaayo ayaa waxaa ay soo dhaweenyeen laamiyada cusub ee loo dhisay iyagana sheegay in uu muhiim uu noqday isku socodaka gadiidka iyo dadka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here