Nidaam cusub oo lagula soconayo waxbarashada oo la daah-furay Muqdisho

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maanta daah-furtay nidaam cusub oo lagula soconayo waxbarashada Tacliinta Sare (Higher Education Management Information System).

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiinta kala duwan ee wasaaradda, Midowga Jaamacadaha dalka, Jaamacadda Umadda, Hey’adda NIRA iyo khubaro kala duwan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here