Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay Geershyada Gaadiidka

0
87

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garaashyada lagu xareeyo gaadiid laguna cilad bixiyo ee ku yaalla magaalada Beledweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhallinyaro badan oo aanan markoodii hore heeysan wax shaqa ah.

Dhallinyarada fursadaha shaqo loo abuuray ayaa hada shaqadaan ka maareeya noloshooda
Maxamad Cabdi Cismaan oo ka mid ah milkiilayaasha geerishyada Baladweyne ayaa waramay tirade dhalinyarada shaqa abuurka loo sameeyay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here