Magaaladda Baladweyne oo laga bilaabay in dadka Qur`aanka lagu baro hab Online ah.

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Macalim Cabdirisaaq yusuf hagar oo kamid macalimiinta magaaladda Baladweyne ee xarunta gobolka hiirraan ayaa baraha bulshadda ka bilaabay in uu ardayda ku baro si online ah Qur`aanka Kariimka iyo Kutubadda Diiniga.

Sadiiq Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here