Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Warbixin kasoo saaray waxyaabaha uga qabsoomay ka hortagidda Musiibooyinkii horay looga digay.

0
157

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Todobaadyadii lasoo dhaafay Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socday dadaalo kala duwan oo wax looga qabanaayo goobaha biyo fariisin oo laga cabsi qabo iney biyo badan fariistaan oo hadhow bulshada ay dhibaato badan kasoo gaarta.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here