Gabdhaha barta xirfada umulisanimada oo ka warbixiyay muhiimada ay leedahay barashada xirfadaasi

0
88

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah gabdhaha wax ka barta Macadka umulisada ee degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay waxaa ku dhaliyay barashada xirfadaan iyo waxa ay ka faa’iideen intii ay ku guda jireen barashadeeda xirfadaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here