Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarsuguuni ee dhaca dhinaca waqoyi magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan baahi dhinaca adeegyada asasiga u nolasha, sida caafimaadka, Bulshada kunool deegaankaasi ayaa waxay intooda badan yihiin kuwa beeraley ah waxayna la xanuunsan yihiin cudurada sida Malariyada iyo cudur kale waxayna sheegeen in ay u baahan yihiin in loo hirgaliyo xarun caafimaad.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.