Bulshada kunool magaalada Waajid oo si isxilqaan ah ku dhistay Aargada Degmada Waajid

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hamdi Mahamed.Guddoomiyaha Degmada Waajid Mohamed Moallim Yusuf ayaa bulshada Waajid uga mahadceliyay is xilqaanka lagu dhisay Aargada waxaa uuna ka codsaday in ay sii wadaan siku tashiga bulshada oo wax badan lagu qaban karo .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here