Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jubbaland Bishaar Aadan Geedi oo uu wehelinaayo Agaasimaha guud ee Wasaaradda C/laahi C/qaadir Qaanuuni ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here