Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayey Xeerka xuquuqda caruurta Jubbaland 

0
89

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Xeerka xuquuqda caruurta.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here