Gudoomiyaha Urur waynaha shaqaalaha Jubbland oo ka warbixiyay shaqada uu ururku qabto.

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Urur Waaynaha shaqaalaha dowlad goboledka Jubbaland ayaa la aas aasay dhamaadkii sanadkii la soo dhaafay ee 2022 waxaa la daah furay oo uu si rasmi ah u shaqa bilaabay bishii Sagaalaad ee  sanadkaan 2023.

Gudoomiyaha Urur Waaynaha shaqaalaha Jubbaland ayaa ka warbixiyay Muhiimadii ururkaan lo aas aasay iyo shaqooyinka hada uu qabto waxaa uuna sheegay in ururkaan dhalinyarada shaqo la’aanta ah uu ka caafin doono helida fursadaha shaqo iyo Tababaro Joogta ah
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here