Guddoomiyaha degmada Kismaayo oo Gaadhay Magaalada Baydhabo

0
411
Kismaayo(Idaacada Waamo)Gudoomiyaha Degmada kismaayo Maxamed Ibraahin Yuusuf Tima Jilic   ayaa waxa uu booqasho ku tagay magaalada beydhabo ee gobalka bay isagoona dhamaan shacabka iyo cidamada ku amaanay sidii ay ugu wada qey qateen amaanka deegaanka sido kale gudoomiyaha ayaa shegay in magalada baydhabo aan u tagin howlo shaqo iyo arimo siyaasadeed kaliya uu u tagay Booqasho shaqsi oo u gaara
dhanka kale gudoomiyaha maaliyada degmada xudur oo goobta ka hadlay ayaa waxa uu siweyn u soo dhaweeyey gudoomiyaha degmada kismaayo Maxamed Ibraahim Yuusuf Tima Jilic.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here