Wasiirka Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo ka hadashay Dhibaatada Gudniinka Fircooniga Haweenka Sooomaaliyeed

0
95

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Hon Khadija Mohamed Diriye oo uga qeyb galeysa Magaaladda Dar-es Salaam Shirweynaha 2-aad ee Caalamiga ah ee Gudniinka Fircooniga. ayaa ka hadashay khatarta FGM-ka u ku hayo Haweenka Sooomaaliyeed, loona baahanyahay in dunidu u istaagto ciribtirka FGM-ka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here