Golaha wakiilada Jubbaland oo kulan ka yeeshay fatahaadaha wabiyada Jubba iyo Shabeelle

0
329
Kismaayo(Idaacada Waamo)Kullan kaan oo ay yeeshaan golaha wakiilada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa diirada lagu saaray fatahaadaha ka dhacay qaar ka mid ah gobalada dalka,waxaana kullanka shir gudoomiyay gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Jubbaland mudane Aadan Khaliif Yuusuf.

waxaana xildhibaanadii ka hadlay goobta ay sheegay in ay muhiim tahay in gurmad dhab ah loo sameeyo dadka ay saameeyeen fatahaada wabiyada Jubba iyo Shabeelle.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here