Xarunta Caruurta Lixda sano ka yar lagu xanaaneyn doono oo laga hirgeliyay magaalada Kismaayo

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka hirgelisay xarun loogu tala galey in lagu xanaaneeyo carruurta da’dooda ka yar tahay lixda sano.

Munaasabadda lagu daah furaayay xarunta xanaanada carruurta yar yar ayaa waxaa kasoo qayb galey Wasiirro, Wasiir ku xigeenno, Xildhibaanno, Agaasimayaal, Macalimiin, Maamulayaasha iskuulada, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inorganic diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here