Dhalinyarada Soomaaliyed oo loogu baaqay in ay ka qayb qataan dhib u dhiska dalka

0
148

Kismaayo(Idaacadda waamo)-Bulshada soomaliyeed ayaa 75%waxaa lagu qiyaasaa inay yihiin dhalinyaro waxaa ayna dhalinyaradu door wanaagsan ka qaataan horumarrada kala duwan ee dalka ka jira.

Waxaa Lagu Tiriyaa in dhalinyarada soomaliyeed in ay yihiin Kuwa kaalin mug leh ka qaadan kara nabada iyo dib u dhiska dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here