Maamulka Degmada Baydhabo oo Guri u dhisay mid ka mid ah dadkii ay saameeyeen daadadkii ku dhuftay magaaladaasi .

0
138

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Maxamed Maxamuud Axmed oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool Baydhabo islamarkaana araga naafo ka ah u dhisay guri kadib markii roobkii daadadka watay uu baabi’yey hoygii uu ku noolaa.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here