Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa la xusaa (10 Oktoobar sanad kasta waa maalin caalami ah oo loogu talagalay waxbarashada caafimaadka dhimirka ee caalamiga ah, wacyigelinta iyo u doodista ka dhanka ah faquuqa bulshada ay la kulmaan dadka la nool xanuunka Dhimirka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.