Gudoomiyaha degmada Baxdo oo ka warbixiyey halka uu marayo dhismaha Garoonka diyaaradaha degmada Baxdo

0
246

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garoonka diyaaradaha degmada Baxdo ayaa Dhismihiisu socday 5-tii bilood ee lasoo dhaafay ayaa maraya meel gabagabo ah waxaana Shirkada dhiseyso ay sheegtay in hadda kadib uu Garoonka diyaaradaha degmada Baxdo uu diyaar u yahay in diyaaraduhu kasoo dagaan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here