Maamulka degmada Kismaayo oo xarigga ka jaray dhismaha garoonka cusub ee Midnimo

0
183

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada Kismaayo ayaa ka xariga ka jaray garoonka macmalka ee xaafadda midnimo ee magaalada Kismaayo, garoon ayaa laga talagalay in ay ku ciyaaraan dhalinyaradda xaafada midnimo, islamarkaana ay muhiim u tahay is dhexgalka bulshada dhalinyarada xaafadaasi.

Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here