Wasiirka cusub ee wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland oo kulan soo dhaweeyn ah loo sameeyay

0
149
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan soo dhaween ah oo ay ku soo dhaweenayaan wasiirka cusub ee dhalinyarada iyo ciyaraha Jubbaland oo dhawaan uu magacabay madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland.
kulan soo dhaweenta waxaa qeyb ka ahaa ururada ray’adka Bulshada, odayaasha dhaqanka , xubano ka tirsan wasiirada Jubbaland iyo marti sharaf kale,qaar ka mid ah musuliinta ka soo qeybgalay ayaa waxaa ay ka hadleen kulanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here