Bulshada Degmada Baardheere oo diyaar-garow ugu jira roobka daadadka wata ee El-Niño

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Baardhere ee Gobolka Gedo ayaa ka mid ah deegaanada laga cabsi qabo in ay sameen ku roobabaka daayrta oo dalka ka curtay  madaama baardheere hore u soo martay fatahaado sameen ku yeeshay sida kuwa ugu danbeeyay ee dhacay 21 iyo 24tii bisha maarso ee sanadkan ee ay ku naf waayeen dad gaaraya ilaa 21 ruux ilaa 15 kun oo Qoysna ay ku Barakaceen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here