Wafdi uu horkacayey Gudoomiyaha Gobolka Jubbada hoose ayaa Gaaray degaanka Aragsan

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Gobalka Jubada oo ay ku wehlinayeen Gudoomiye ku xigeenka degmada Kismaayo iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray deegaanka Aragsan oo dhaca galbeedka magaalada Kismaayo,waxaana u jeedka kormeerka uu ahaa u kuur galida xaalada deegaanka.

Nabadoon Xasan Cabdi Cismaan oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka deegaanka Aragsan ayaa wafdiga warbixin ka siiyay baahiyaha ka jira deegaanka.

Abdirahin Deck ayaa wabixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here