Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xafiiska Hantdhowrka Guud ee JFS ayaa soo saaray warqad uu ku wargelinayaa shirkadaha ku hawlan dhoofinta, qodista iyo buruburinta agabka warshadaha Dalka in ay si degdeg ah u joojiyaan howlahaasi.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.