Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay qodobo muhiim ah.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.