Wasaarada Gargaarka Jubbaland oo soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Robabka dayrta oo ka curtay qeybo kamid deegaanada Jubbaland

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku saabsan roobabka dayrta oo ka curtay qeyb kamid deegaanadda Jubbaland labadii cisho la soo dhaafay.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here