Maamulka magaalada Dhuusamareeb oo mideeyay Shirkadaha ka shaqeeya nadaafadda magaalada 

0
171

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Caasimadda Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb ayaa qabtay munaasabad lagu mideynayey shirkada kala duwan ee ka shaqeeya nadaafada magaalda Dhuusamreeb waxaana dib u eegis ka dib masuuliyadda nadaafadda magaalada iyo qashin qaadkeeda ku wareejiyay hal shirkad oo lagu magacaabo Amiira.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here