Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daladda Iskaashatada Kaluumeysiga Jubbaland ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka cusub ee Wasaarada Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubbaland,kulanka oo ahaa mid is xog wareeysi ah ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahin,Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga,Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland iyo howl-wadeenada Wasaaradda.
Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.