Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaalia oo maanta Baydhabo ka daahfurtey mashruuca RAAISE

0
99
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca RAAISE ayaa ah mid kamid ah mashruucyada loogu talagalay hormarinta wax soo saarka xoolaha dalka waxaana loogu talagalay iney ka faa’iideystaan dadka ku dhaqan dowlad goboleedyada .
Shirka wajiga 2-aad ee isku duwidda howlaha hormarinta wax soo saarka xoolaha ee Mashruuca RAAISE ayaa waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka kala socdo dowlad goboleedyada dalka sida Koonfur Galbeed, Horshabelle, Galmudug, Jubnaland, iyo gobalka Banaadir.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here