Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshadda Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa uu soo gabagabeyey shir socday muddo labo maalmood.
Shirkaan ayaa waxa uu dhaxeeyay Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka bulshadda magaaladda kismaayo ee maamul Goboleedka Jubbaland iyo Hay,adaha wada shaqeynta ka dhaxeyso ayaa waxaa laga hadlaayay waxyaabihii wasaarada caafimadka ay ka qabatay deegmada kismaayo Sideedii bilood la soo dhaafay iyo sidii wax laga bedali lahay qalaadadkii jiray.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.