Qaar ka mid ah wariyayasha magaalada Kismaayo oo Tababar aqoon kororsi ah loo qabtay

0
96
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Suxufiyiinta Jubaland ayaa waxaa ay magaalada Kismaayo ay ugu qabteen tababar aqoon  kororsi ah  oo loo qabtay qaar ka mid ah wariyaasha ka howlaglo magaalada Kisamayo
Tababarkan ayaa waxaa sare lagu qaadayay xirfadooda oo lagu barayay sidii ay bulshada ugu adeegi lahayeen si cadaalada ah ayna uga fogaan lahayeen waxyabaha iska horkeena kar bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here