Gudoomiye ku xigeenkii Ururka Naafada Jubbaland oo Maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii uu u hayey Ururkaasi

0
84
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenkii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Jubbaland Xuseen Faarax Dirir ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 3- Octobar ku dhawaaqay inuu Iska casilay xilkii Gudoomiye ku xigeen ee uu u hayey Ururka Naafada Jubbaland.
Gudoomiye ku xigeenkii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa si guud uga warbixiyey howlihii uusoo qabtay Ururkaasi mudadii uu xilka hayey.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here