Iskuulka Mustaqbal ee magaalada Kismaayo oo lagu soo kordhiyay qayb lagu barto farsamada gacanta

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Libaan Garaad Maamulaha iskuulka Mustaqbal ee magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyay marxaladihii kala duwanaa ee uu iskuulku soo maray iakuulka , iyadoona Iskuulka uu dhawaan soo kordhiyay qayb lagu barto farsamada gacanta.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here