Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Hay`addaha Gargaarka ugu baaqday iney kordhiyaan u Gargaarida dadka barakacayaasha

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka WasaaraddaWasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiiboyinka Jubbaland Mudane Mohamed Osman Jama oo hadlaayey deeq rashiin ah oo la gaarsiisay qoysas danyar ah ayaa cod dheer iyo mid gaaban Hay`addaha Gargaarka ugu baaqday iney kordhiyaan u Gargaarida dadka baahan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here