Dhalinyarada magaalada Baydhabo oo ka qeyb qaadanaayo horumarada ka socdo degmadaasi

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaaladda baydhabo ayaa waxaa ka socdo horumaro kala duwan iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan dhalinyarada ku nool magaaladaasi, ayna kaalin weyn ka qaadanaayo horumarin magaaladda iyagoo sameystay ururo magacyo leh sida gaar lagu aqoonsado.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here