Beerayda deegaanka Yoontoy oo cabasho ka muujiyay cayayaanka dalagyada dhibaateeya

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysas beeralay a h oo aan mudo dhowr sano ah tabcan beerahoodi sababo la xiriira abaarihii sanadii la soo dhaafay dalka ka jiray iyo duruufo dhanka dhaqaalaha ah oo is biirsaday ayaa sanadkaan dhexdiisa waxaa ay bilaabeen in beerahoodi ay dib u tabcadaan kadib markii ay caawinaad ka heleen Hay’addaha gargaarka oo ka caawiyay agab ku shaqeeya Tamarta Cadceeda oo biyaha uga keena Wabiga Jubbada. beerayda deegaanka Yoontoy ayaa cabasho ka muujiyay cayayaanka dalagyada dhibaateeya.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here